Madaxda ugu saraysa xarakada Al-Shabaab (Magacyadooda), (Xilalkooda) iyo Qabiiladooda (Xog Rasmiya).

Halkaan ka akhri

Golaha sare ee fulinta xarakada Al-Shabaab waxay ka kooban yihiin 85 xubnood oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib, waxaa Soomaali ka ah 42 qofood, halka 43 kalena ay yihiin Ajaanib, sida ku cad warbixin iyo natiijada Hoos ku xusan oo ay soo uruuriyeen Saxafiyiin laba website oo ay kamid tahay SomaliSwiss iyo Idaacad Muqdisho ku taalla.

Waxayna xogtaasi xaqiijinaysaa in Ajaanibta Al-Qaeda ee ka dagaalama gudaha dalka Soomaaliya uu madaxa u yahay Fazul Abdallah Mohamed oo u dhashay Jaziiradda Comoros, waxaa ku xiga Mohamed Faadil oo u dhashay boqortooyadda Saudi Arabia, halka uu hoowlgalada Milliteri uu hogaamin jiray Khaalid Al Muhajir Al-Mustafa oo ku geeriyooday dagaaladii Mogadishu gaar ahaan kii 3-dii September 2010.

Ragga Soomaalida ah ee ku jira Golaha Fulinta Al-Shabaab magacayadooda, xilalkooda iyo qabiiladoodaba waa sidaan hoos ku xusan.

Fadlan ogsoonoow in magacyo kamid ah kuwa halkan ku xusan iyo macluumaadkooda ay wax ka qaldanaan karaan, isla markaana saxsanaan karaan, laakiin waan ku dadaalnay intii tabarteenna ah inaan saxno. Waana kuwan hoos ku qoran:-

MAGACA

SHAQADA

QABIILKA

1-Axmed Godane (Abu Zubeyr)


Amiirka Al Shabaab.


Isaaq gaar ahaan Arab


2- Ibraahim Mecaad Afkhani (Abu Zalma


ku-xigeenka 1 aad, Ahna Madaxa guud ee Maliyada


Isaaq , Sacad Muuse, reer Shirdoon.


3-Mukhtaar Rabow Cali (Abuu Mansuur)


K/xigeen 2-aad Ahna Madaxa istishaadiga (isqarxinta)


Raxanweyn, Liisaan.


4- Fu’ad Maxamed Khalaf ( Shongole)


Madaxa Toosinta iyo wacyi    galinta


Daarood,  Awrtable.


5-Mukhtaar Abuu Muslim


Madaxa Fatwooyinka


Daarood, Ogaden.


6- Khalif M. Warsame (Khaliif Cadale)


Madaxa NGO-yada Xarakada.


Hawiye, Habargidir, Cayr.


7-Madey Mamad Karatay


Madaxa Ladagaalanka Quraafadka.


Wuxuu u dhashay Tunni,


8- Cumar Maxamud Jimcaale (Matan)


Taliyaha Ilaalada Axmad Godane


Hawiye, Duduble.


9- Cali Max’ud Raage (Cali Dheere)


Afhayeenka Xarakada


Hawiye, Murusade, Iraafiil


10- Cabdullaahi Timo Jilic


Madaxa Farsamada iyo Keydka Hubka.


Hawiye,Murusade, Iraafiil


11-Xasan Afgooye


Madaxa Adeegyada gaarka ah ee Godane.


Dir, Biyomaal.


12- Cabdullaahi Nadir


Madaxa Turjumaadda Luqadaha Axmad Godane.


Isaaq, Habar jeclo.


13- Xusen Cali Fidow (Xusen Dayniile)


Madaxa xiriirada Gobalada


Hawiye, Murusade, Habar Maxamad.


14- Xasan Dheere


Madaxa guud ee Qaniimada (hantida lasoo dhaco)


Hawiye, Habargidir, Ceyr.


15- Xasan Afrax


Madaxa xiriirka Qaniimada Badaha.


Hawiye,Habargidir, Saleebaan.


16- Maxamed Cumar


Madaxa taakulaynta Ajaanibta iyo Guriyeynta.


Daarood,Ogadeen.


17-Bashiir Qoorgaab


Madaxa Kooxda Madaafiicda


Hawiye, Habargidir, Saleebaan.


18- Axmed Cosoble


Madaxa Guud ee Xisbada(boliska)


Hawiye, Xawaadle


19- Mahad Karatay (Sheekh Burhaan)


Madaxa Tababarka Ciidamada


Hawiye ,Habargidir, Ceyr.


20- Axmed Fifle


Madaxa Qaybaha Maaliyadda


Hawiye,Habargidir, Ceyr.


21- Xasan Turki


Aabaha Mujaahidiinta Shabab


Daarood, Ogadeen.


22- Maxamed Dulyadeyn


Madaxa Raas-Kambooni ee Shabaab


Daarood, Ogaadeen.


23- Farxaan Maxamed Kaahiye


Madaxa guud ee Gaashaandhigga.


Hawiye, Habargidir, Saleebaan.


24- C/llaahi Xiirane


Madaxa gobalka Sh/hoose.


Dir, Biyomaal.


25- Daahir Gacaney (Cabdi Al Xaq)


Qaaliga guud ee Xarakada Shabaab.


Hawiye, Duduble.


26- Cali Muuse


Qasnad hayaha guud ee Xarakada


Hawiye,Habargidir, Ceyr.


27- Cali Maxamed Xuseen
Madaxa gobalka Banaadir


Hawiye,Abgaal.


28- C/llaahi Xaaji (Da’ud)


Madaxa Amniyadka(dilalka Qorshaysan).


Hawiye, Murusade. Ayansame


29- Cumar Faaruuq


Madaxa Xisbada (boliska) Banadir.


Daarood, Majeerteen


30- Maxamed Balli


Madaxa Jihaynta iyo Barabagaanka


Daarood,Majeerteen.


31- Aadan Coonbe


Madaxa Toosinta Bulshada.


Digil iyo Mirifle


32- Faarax Cali Xuseen (Faarax Kalar)


Madaxa Wacyigelinta Shabelada dhexe.


Hawiye, Abgaal


39- Abshir Cali (Sh.Bukhaari)


Madaxa Guud ee Shabeeladda dhexe.


Daarood, Ogaadeen.


33- Yuusuf Kaba Kudukade


Madaxa Galgaduud.


Hawiye, Abgaal,
34- Cabdi qani Kaba Jacle


Ku-xigeenka Madaxa  Shabelada hoose


Daarood, Ogaadeen.


35- Cabdi raxiim Cali Muudey


Madaxa canshuraha dibadda udhoofa


Hawiye, Gaaljecel.


36- Xasan Qoodax


Madaxa Ciidamada Gedo


Daarood, Mareexaan.


37- Xuseen Daqare


Madaxa Guud ee gobalka Gedo


Daarood, Mareexaan.


38- Cali Rooti


Madaxa Aaska Ciidamada geeriyoda


Daarood, Majeerteen

40- Yuusuf M Cabdalla


Taliye Xigeen Guud


Digil iyo Mirifle


41- Maxamud Maxamed Nuur (FARUUR)


Ku-Xigeenka Guud ee arrimaha Diinta


Isaaq, Habarjeclo.


42- Sahal M Warfaa


Madaxa Dabagalka Hay’adaha Ajnabiga


Daarood,


Halkaan ka Eeg Qaabka Saami Qaybsiga Beeleed ee Shabaab iyo beelaha sadbursaday ee ugu badan iyo kuwa ugu yar amaba kuwa laga tagay, waana tan hoos ku xusan:-

HAWIYE

8- Cumar Maxamud Jimcaale(Matan)
Taliyaha Ilaalada Axmad Godane
Hawiye, Duduble.
9- Cali Max’ud Raage (Cali Dheere)
Afhayeenka Xarakada
Hawiye, Murusade,

10- Cabdullaahi Timo Jilic
Madaxa Farsamada iyo Keydka Hubka.
Hawiye, Murusade,
6- Khalif M. Warsame (Khaliif Cadale)
Madaxa NGO-yada Xarakada.
Hawiye, Habargidir, Ceyr

13- Xuseen Cali Fiidow (Xuseen Dayniile)
Madaxa xiriirada Gobalada
Hawiye, Murusade,

14- Xasan Dheere
Madaxa guud ee Qaniimada (hantida lasoo dhaco)
Hawiye, Habargidir, Ceyr.
15- Xasan Afrax
Madaxa xiriirka Qaniimada Badaha.
Hawiye, Habargidir, Saleebaan.
17-Bashiir Qoorgaab
Madaxa Kooxda Madaafiicda
Hawiye, Habargidir, Saleebaan.
18- Axmed Cosoble
Madaxa Guud ee Xisbada (boliska)
Hawiye, Xawaadle
19- Mahad Karatay (Sheekh Burhaan)
Madaxa Tababarka Ciidamada
Hawiye, Habargidir, Ceyr.
20- Axmed Fifle
Madaxa Qaybaha Maaliyadda
Hawiye, Habargidir, Ceyr.
23- Farxaan Maxamed Kaahiye
Madaxa guud ee Gaashaandhigga.
Hawiye, Habargidir, Saleebaan.
25- Daahir Gacaney (Cabdi Al Xaq)
Qaaliga guud ee Al-Shabaab.
Hawiye, Duduble.
26- Cali Muuse
Qasnad hayaha guud ee Al-Shabab

Hawiye, Habargidir, Ceyr.
27- Cali Maxamed Xuseen
Madaxa gobalka Banaadir
Hawiye, Abgaal.
28- C/llaahi Xaaji( Daa’uud)
Madaxa Amniyadka(dilalka Qorshaysan).
Hawiye, Murusade.

32- Faarax Cali Xuseen (Faarax Kalar)
Madaxa Wacyigelinta iyo toosinta Shabelada dhexe.
Hawiye, Abgaal
33- Yuusuf Kaba Kudukade
Madaxa Galgaduud.
Hawiye, Abgaal,
35- Cabdi raxiim Cali Muudey
Madaxa canshuraha dibadda udhoofa
Hawiye, Gaaljecel.

DAAROOD

4- Fu’aad Maxamed Khalaf (Ina Shongole)
Madaxa Toosinta iyo wacyi galinta
Daarood, Awrtable.
5-Mukhtaar Abuu Muslim
Madaxa Fatwooyinka
Daarood, Ogaden.
16- Maxamed Cumar
Madaxa taakulaynta Ajaanibta iyo Guriyeynta.
Daarood, Ogadeen.
21- Xasan Turki
Aabaha Mujaahidiinta Al-Shabab
Daarood, Ogadeen.
22- Maxamed Dulyadeyn
Madaxa Raas-Kambooni ee Shabaab
Daarood, Ogaadeen.
29- Cumar Faaruuq
Madaxa Xisbada (boliska) gobalka Banadir.
Daarood, Majeerteen
30- Maxamed Balli
Madaxa Jihaynta iyo Barabagaanka
Daarood, Majeerteen.
39- Abshir Cali (Sh. Bukhaari)
Madaxa Guud ee Shabeeladda dhexe.
Daarood, Ogaadeen.
34- Cabdi qani Kaba Jacle
Ku-xigeenka Madaxa  Sh/hoose
Daarood, Ogaadeen.
36- Xasan Qoodax
Madaxa Ciidamada Gedo
Daarood, Mareexaan.
37- Xuseen Daqare
Madaxa Guud ee gobalka Gedo
Daarood, Mareexaan.
38- Cali Rooti
Madaxa Aaska Ciidamada geeriyoda
Daarood, Majeerteen
42- Sahal M Warfaa
Madaxa Dabagalka Hay’adaha Ajnabiga
Daarood,

DIR

1-Axmed Cabdi Godane (Abu Zubeyr)
Amiirka Al Shabaab.
Isaaq, Arab
2- Ibraahim Xaaji Meecaad Afkhani (Abu Zalma)
ku-xigeenka 1 aad, Ahna Madaxa guud ee Maliyada
Isaaq, Sacad Muuse
11-Xasan Afgooye
Madaxa Adeegyada gaarka ah ee Godane.
Dir, Biyomaal.
12- Cabdullaahi Nadir
Madaxa Turjumaadda Luqadaha Axmad Godane.
Isaaq, Habar jeclo.
24- C/llaahi Xiirane
Madaxa gobalka Sh/hoose.
Dir, Biyomaal.
41- Maxamud Maxamed Nuur (FARUUR)
Ku-Xigeenka Guud ee arrimaha Diinta
Isaaq, Habarjeclo.

Digil iyo Mirifle

3-Mukhtaar Rabow Cali (Abuu Mansuur)
K/xigeen 2-aad Ahna Madaxa istishaadiga (isqarxinta)
Raxanweyn, Liisaan.
7-Madey Mamad Karatay
Madaxa Ladagaalanka Quraafadka.
Digil iyo Mirifle Tunni,
31- Aadan Coonbe
Madaxa Toosinta Bulshada.
Digil iyo Mirifle
40- Yuusuf M Cabdalla Taliye Xigeen Guud Digil iyo Mirifle
About these ads

One Response

  1. SXB waqti badan aa ku lumisay magacyadaan qorowgooda iyo waxyaabaha kale.
    Laakin su’aasha aa ah yaad u danaysay?

    By : Axmed oo zurich aan ka agdheereyn

Comments are closed.

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 4,827 other followers

%d bloggers like this: