Agaasimihii Waaxda Ammaanka Gobolka Banaadir Nuur Dagle oo ku geeriyooday dagaalkii Maanta ka dhacay waqooyiga Magaalada Muqdisho.

war degdeg ah

Halkaan ka akhri

Nuur Xasan Cali (Nuur Daqle) Agaasimihii Waaxda Ammaanka Gobolka Banaadir ee dowladda KMG Soomaaliya ayaa ku geeriyooday dagaal Maanta ka dhacay Waqooyiga Magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka mid ah Maamulka Gobolka Banaadir ayaa xaqiijiyay in Agaasimihii Waaxda Ammaanka Gobolka Banaadir Nuur Xasan Cali (Nuur Daqle) Maanta uu ku geeriyooday dagaal culus oo xoogaga hubaysan iyo dowladda KMG Soomaaliya ku dhexmaray degmada C/Casiis ee gobolka Banaadir.

Dhinaca kale dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalka Maanta ay gacanta kusoo dhigeen dagaalyahano Shisheeye oo iyagu dagaaladaasi kaqeyb qaadanayay.

SomaliSwiss Muqdisho

SomaliSwiss@hotmail.com

About these ads
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,755 other followers

%d bloggers like this: