Madaxweynaha dalka Masar M. Xusni Mubaarak oo sheegay in Qaaradda Afrika ay hayso wadadii ay ku gaari lahayd Horumar iyo Isku Fillaansho.

Kulan Dowladaha Afrika

News Somali & English

Halkaan ka akhri (more…)

About these ads

Xildhibaan Cashara oo u sheegay qaar ka mid ah Warbaahinta in Barlamanku uu sameynayo guddi soo baara Xasuuqa loo gaystay dadka rayidka ah.

Xildhibaan Cashara

Halkaan ka akhri (more…)

Ciidamada gumeysiga Ethiopia oo Xalay Xasuuq u gaystay Shacabka degan degmada Guri Ceel ee Gobalka G/gaduud.

Xasuuqa Ciid. Ethiopia

Halkaan ka akhri (more…)

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada KMG oo sheegay in uusan Aqoonsaneyn waxna ka ogeyn Wareegto Xafiiska Madaxweyne C/llaahi Yuusuf maanta lagu Magacaabay Degmooyin Cusub.

MUUSE NUUR

Muuse Nuur Amiin

Halkaan ka akhri (more…)

Saraakiil katirsan Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta oo uu kamid yahay Cumar Xaashi Aadan oo gaaray magaalada Baladweyne.

Cumar Xaashi Aadan

Halkaan ka akhri (more…)

Spain have ended their 44-year wait for a major footballing trophy thanks to a 1-0 victory over Germany in Vienna.

Spain Win Euro 2008

Halkaan ka akhri (more…)

Madaxwaynaha Dowlada KMG C/llaahi Yusuf yaa Manta ku dhawaaqay Dagmooyin cusub oo katirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.

Mad. C/llaahi Yusuf

Halkaan ka akhri (more…)

Madaxda dhinacyada is khilaafsan ee Isbaheysiga Dib-U-Xoreynta oo ku kulmaya Dalka Yemen.

Isb. Dib-U-Xor.

Halkaan ka akhri (more…)

Faa-faahin dheeraad ah oo ka soo baxday afduubkii shalay loo geystay Shaqaalihii Ajaanibka ahaa ee Miinada ka baarayey nawaaxiga Gobolka Bakool.

Ciidanka Maxkamadaha

Halkaan ka akhri (more…)

Magaalada Guri-Ceel ee gobolka Galgaduud oo xalay dagaal Culus uu ku dhex maray Ciidamada Mujaahidiinta iyo Kuwa Gumeysiga Ethiopia.

Ciidanka Ethiopia

Halkaan ka akhri (more…)

Shaqaalihii Ajaanibta ahaa ee lagu afduubtay Magaalada Hudur ee Gobolka Bakool oo galabta lasii daayey.

Mujaahidiinta Islaamiga

News Somali & English

Halkaan ka akhri (more…)

Ergo ka socota Midawga Afrika oo loo soo diray in ay ka soo warbixiyaan xaqiiqada ka jirta Xuduuda Djibouti & Eritrea.

Ururka Midowga Afrika

Halkaan ka akhri (more…)

Ciidamo Ethiopian ah oo ka hayaamay Gobolka Hiiraan kuna sii socda magaalooyin ka tirsan Gobalka G/gaduud.

Ciidamada Ethiopia

Halkaan ka akhri (more…)

Dagaal qaraar oo ay isaga hor yimaadeen Xoogagga Muqaawamada iyo Ciidamada Dowladda KMG oo maanta ka bilowday magaalada Xudur Gobalka Bakool.

Ciidanka Mujaahidiinta

Halkaan ka akhri (more…)

Jaamacada Carabta iyo Ururka Midowga Africa oo sheegay inay iska kaashan doonaan sidii loo dejin lahaa xaaladda dalka Soomaaliya.

Al-Sayid Samir Hosni

Halkaan ka akhri (more…)

Gudomiyihii Degmada Huruwaay Cumar C/lle Jacfaan oo xuriyadiisa dib u helay, kadib markii muddo 19 Cisho ah uu u xirnaa Ciidamada Ethiopia.

Gobolka Banaadir

Halkaan ka akhri (more…)

C/raxmaan Janaqow oo sheegay inuu socdo dadaalo lagu dhameynayo khilaafaadka ka dhex jira gudaha Isbahaysiga Dib-U-Xoreynta.

Isbahaysiga dib u Xoreynta

Halkaan ka akhri (more…)

Somalia conflict kills more than 2,100 this year.

Mogadishu Somalia

Halkaan ka akhri (more…)

Nine Somali Officers ‘Slaughtered’ in Mogadishu.

Somali Police

Halkaan ka akhri (more…)

Xulka Qaranka Spain oo xalay wacdarro tustay Xulka Qaranka ee dalka Ruushka, kuna badisay 3-0.

Guusha Kooxda Spain

Halkaan ka akhri (more…)

Dabley aad u hubeysan oo aan heybtooda la garanaynin oo magaalada Kismaayo ku Xasuuqday Qoys gurigooda iska joogay.

Magaalada Kismaayo

Halkaan ka akhri (more…)

Maalmaha 26 June iyo 1. July 1960 kii waa munaasabad qadarin iyo qiimeyn ka mudan qof walba oo Soomaali ah.

Munaasabadaha Xuriyadda

Halkaan ka akhri (more…)

Nin iyo Xaaskiisa Soomaali ah oo shalay Maxkamada Zürich ay ku xukuntay 2 Sano oo Xabsi dibad-joog ah, kadib markii.

Gudniinka Fircooniga ah

News Somali,Germany & English

Halkaan ka akhri (more…)

Haddi lagu waaraayo dunidan lagama qaadeen Khayrul Khalqil Lah’.

Allaahu Akbar

Halkaan ka akhri (more…)

Philipp Lahm ayaa hadiyado qaali ah siiyay kooxdiisa ka dib markii goolkii guusha ay dhaliyeen 90 daqiiqo kadib.

Jarmalka & Turkiya

Halkaan ka akhri (more…)

Waaxda dadka soo Gelootiga ee Switzerland oo sheegtay in ay sii kordhayaan tirada dadka Ajaanibka ah.

Sharciyada Ajaanibka

Halkaan ka akhri (more…)

Dowladda Konfederaalka Switzerland oo ku kaalmaysay Is-maamulaka dadka Reer Palestiin 7.7 Milyaard oo Dollarka USA.

Dib u dhiska Palestiin

News Somali & English

Halkaan ka akhri (more…)

Philipp Lahm has ended Turkey’s incredible run at Euro 2008 by scoring a late goal to give Germany a 3-2 semifinal victory at St Jacob’s Park stadium in Basel.

Germany & Turkay

Halkaan ka akhri (more…)

Ciidamada gumeysiga Ethiopia iyo Jabhada ONLF oo uu dagaal xoogan ku dhex maray deegaanka Shilaabe ee dhulka ismaamulka Soomaalida Ogadenia.

Jabhadda ONLF

Halkaan ka akhri (more…)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Qaasim Salaad oo Shir Jaraa’id uu ku qabtay magaalada Qaahira ku Cambaareeyay ciidamada gumeysiga Ethiopia.

Dr. C/Qasim Qahira

Daawo Sawira kale

Halkaan ka akhri (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 2,753 other followers

%d bloggers like this: