Dowladda Cusub
Halkaan ka akhri
Ra’isal wasaaraha Dowladda KMG, col. Nuur Cadde ayaa Axad (Dec 2, 2007) ku dhawaaqay golaha dowladiisa oo ka kooban 31 wasiir, 11 wasiiru dowle iyo 31 wasiir xigeen oo isku darkoodu yahay 73 iyo isga (ra’iisul wasaaraha) oo isku darkoodu noqonaya 74 xubnood..Col. Nuur Cadde oo akhrinaya magacyada golaha xukuumadiisa:
-
DHEGEYSO: halkan (m3u) halkan (MP3)
Hoos ka akhri dhammaan xubnaha golaha xukuumada ee uu magacaabay col. Nuur Cadde:
Wasiirada:
1. Saalim Caliyo Ibrow…. Ra’iisul wasaare kuxigeen, ahna Wasiirka Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare
2. Caydiid Cabdulaahi Ilka-Xanaf….. Raiisul Wasaare Kuxigeen, ahna Wasiirka Wasaaraadda Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka
3. Maxamed Cali Xirsi….. Ra’iisul Wasaare Ku xigeen, ahna Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta
4. Cali Maxamed Maxamuud Xareed….. Wasiirka Wasaaradda Dalxiiska
5. Khadiija Maxamed Diiriye….. Wasiradda Wasaaradda Haweenka
6. Cabdiraxman Cabdi Xuseen (Guul-Wade)….. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta
7. Ismaciil Maxamuud Hure “Buubaa”….. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada
8. Xusseen Ceelaabe Faahiye….. Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta
9. Drs.Qamar Aadan Cali….. Wasiiradda Wasaaradda Caafimaadka
10. C/Raxmaan Jaamac Guulwade ….. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga
11. Cabdi Xaashi Cabdullaahi….. Wasiirka Wasaaradda Degaanka iyo Bey’adda
12. Maxamed Cabdulaahi Kaamil….. Wasiirka Wasaaradda Warshadaha
13. Xasan Maxamed Nuur (Shaatigaduud)….. Wasiirka Wasaaradda Amniga Qaranka
14. Maxamed Nuuraani Bakar….. Wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo Biyaha
15. Ibraahim Isaaq Yarow….. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta
16. Maxamed Cali Xaamud ….. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga caalamiga
17. Maxamed Ibraahim Xaabsade….. Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
18. Madoobe Nuunow Maxamed….. Wasiirka Wasaaradda Dhallinyada iyo Isboortiga
19. Cabdi Maxamed Tarrax….. Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
20. Axmed Jaamac Jangeli….. Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa
21. Cali Ismaaciil Cabdi-Giir….. Wasiirka Wasaaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha
22. Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalla….. Wasiirka Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
23. Maxamed Yusuf Weyrax….. Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda
24. Cabdullaahi Yusuuf Maxamed….. Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Tamarta
25. Cabdirisaaq Isaaq Biixi….. Wasiirka Wasaaradda Dib u dhiska iyo Dib u Dejinta
26. Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmadheere)….. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha
27. Cabdulaahi Axmed Afrax….. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga
28. Xasan Dhimbil Warsame….. Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda
29. Cabdulqaadir Nuur Carraale….. Wasiirka Wasaaradda Beeraha
30. Cali Cabdulaahi Cosoble….. Wasiirka Wasaaradda Dib u heshiisiinta
31. Muuse Nuur Amiin….. Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
Wasiiru Dowlayaal:
1. Sh. Aadan Sh. Maxamed-Deer….. Wasiiru Dowalaha Wasaaradda Dib u heshiisiinta
2. Cali Maxamuud Cabdi (Laangale)….. Wasiiru Dawlaha Wasaaradda dib u dhiska iyo dib u dejinta
3. Maxamed Maxamuud Xayd….. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
4. Barre Ugaas….. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta
5. Maxamed Axmed Kulan….. Wasiiru Dowlaha Wasaarada Beeraha
6. Ibraahim Maxamuud Isaaq….. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta
7. Axmed Cumar Gaagaale….. Wasiiru Dowlaha Wasaaradad Boostada iyo isgaarsiinta
8. Saalax Ismaaciil saqaawe….. Wasiiru Dowlaha wasaaradad kalluumaysiga iyo khayraadka badda
9. Maxamed Xuseen Cadow….. Wasiiru Dowlaha wasaaradda Arrimaha dibadda
10. Bootaan Ciise Caalim….. Wasiiru Dowlaha wasaaradad gaadiiska cirka iyo dhulka
11. C/kariim Cige Guuleed….. Wasiiru Dowlaha Wasaarada Maaliyadda
Wasiir Ku xigeenadda (W/x):
1. Fahma Axmed Nuur…. W/x/Wasaradda Arrimaha Gudaha
2. Xasan Ibraahim Maxamed….. W/x/Wasaradda Hiddaha iyo Tacliinta Sare
3. Sheekh Jaamac Xaaji Xuseen….. W/x/Wasaradda Diinta iyo Awqaafta
4. Axmed Ciise Cawaale….. W/x/Wasaradda Dhallinyarada & Isboortiga
5. Maxamed Ismaciil Bulbul….. W/x/Wasaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
6. Caasha Cabdullahi Ciise….. W/x/Wasaradda Haweenka & Horumarinta Qoyska
7. Cabdirahman Ismail Dirir….. W/x/Wasaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
8. Maxamed Cabdi Cawad….. W/x/Wasaradda Dib U Dhiska iyo Dib u Dejinta
9. Maxamed Cali Daheeye….. W/x/Wasaradda Dalxiiska iyo Duur Joogta
10. Xasan Buraale Maxamed….. W/x/Wasaradda Garsoorka
11. Sharif Cali Maxamed Abuukar….. W/x/Wasaradda Warshadaha
12. Cabdi Kaafi Xassan….. W/x/Wasaradda Ganacsiga
13. Cabdi Xaaji Yariis….. W/x/Wasaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalka
14. Khaliif Sheekh Cabdullahi….. W/x/Wasaradda Beeraha
15. Maxamud Cabdi Xasan (Bekos)….. W/xWasaaradda Batroolka iyo Tamarta
16. Amiin Axmed Sheekh….. W/x/Wasaradda Maaliyadda
17. Cali Maxamed Nuur….. W/x/Wasaradda Degaanka
18. Xassan Cabdi Guure….. W/x/Wasaradda Dib U heshiisiinta
19. Cabdullahi Axmed Cabdille….. W/x/Wasaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka
20. Cabdiraxman Sheekh Ismaaciil….. W/x/Wasaradda Macdanta iyo Biyaha
21. Maxamud Axmed Kulalihi….. W/x/Wasaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga
22. Jamiila Siciid Muuse….. W/x/Wasaradda Qorshaynta
23. Maxamed Maxamud Indhageel….. W/x/Wasaradda Howlaha Guud iyo Guriyeynta
24. Cabdulaahi Bile Nuur….. W/x/Wasaradda Waxbarashada
25. Ciise Wehliye Maalin….. W/x/Wasaradda Caafimaadka
26. Salaad Cali Jeelle….. W/x/Wasaradda Gaashaandhigga
27. Cumar Adan Xassan….. W/x/Wasaradda Xanaanada Xoolaha
28. Maxamed Sheekh Isaaq (Abaadir)….. W/x/Wasaradda Gadiidka Badda iyo Dekedaha
29. Xirsi Adan Rooble Afrax….. W/x/Wasaaradda Warfaafinta
30. Maxamed Xassan Ibraahim (Qoone)….. W/x/Wasaradda Kaluumaysiga iyo Kheyraadka Badda
31. Bashiir Maxamed Aadan….. W/x/Wasaradda Amniga Qaranka
Wasaaraddaha la magacaabay oo tiradoodu dhan tahay 31 waxay la mid yihiin tiro ahaan iyo muuqaal ahaanba golihii hore ee xukuumadii Cali Maxamed Geeddi oo ahaa 31 wasaaradood.
Xubnaha ku soo biiray golaha cusub ee col. Nuur Cadde waxaa ka mid ah Maxamed Cali Xaamud, iyo C/raxmaad Cabdi Xuseen “Guulwade”.
Wasiirada xilkoodii waayey waxaa ka mid ah Xasan Abshir Faarax (oo beryahan dambe joogitaankiisu u badnaa magaalada Garoowe) iyo Mowliid Macaane (oo aad u taageeri jirey Geeddi).
Filed under: SomaliSwiss Tagged: | Baidoa, Somalia

















































































































