Dagaal afar geesood ah oo caawa lagu qaaday ciidamada Dowladda KMG ah ku sugan meela badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho.

war degdeg ah

Dagaal Xamar

Halkaan ka akhri (more…)

About these ads

Ugu yaraan illaa 150 qof ayaa ku dhintay rabshado aad u waaweyn oo ka dhacay dalka Kenya, sababo la xiriira dhanaca doorashada oo lasheegay in lagu shubtay.

Kenya

Rabshado Waaweyn

Halkaan ka akhri (more…)

Press Release from Alliance for the Re-liberation of Somalia(ARS)‏, “A Year of Resistance Against Ethiopian occupation”.

A Year of Resistance

Halkaan ka akhri (more…)

Afhayeenka Al-Shabaab Sheikh Mukhtaar Roobow oo shaaca ka qaaday inay xalay si kulul u xanuunjiyeen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya.

abu mansoor

Abuu Mansuur

Halkaan ka akhri (more…)

Sarkaalkii u qaabilsanaa dowladda KMG iyo Ciidamada Gumaysiga Ethiopia, dhaca iyo bur-burinta Suuqa Bakaaraha oo Saakay la khaarajiyay.

garamgaram.jpg

Garamgaram

Halkaan ka akhr (more…)

Waxyeellada uu gaystay dagaalkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo Ciidamada Gumeysiga ku soo hoggaamiyeen shacabka Madaafiic.

dhaawac5.jpg

Dhaawaca Xalay

Halkaan ka akhri (more…)

Mwai Kibaki oo la sheegay inuu mar labaad ku guleystay Madaxweyna-nimada Dalka Kenya, & warar kale oo sheegaya wax is daba marin.

kibaki.jpg

Madaxweyne Kibaki

Halkaan ka akhri (more…)

Banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa ay Ciidamada gumeysiga Ethiopia ka wadaan dalka Soomaaliya oo ka dhacay Portland, USA.


Bannaanbax USA

Halkaan ka akhri (more…)

Ciidamo cusub oo Ethiopian ah oo aad u tira badan oo lasoo dhoobay degaanka “Kala Bayrka” ee Gobolka Hiiraan.

Ethiopian troops

Gumeysiga Ethiopia

Halkaan ka akhri (more…)

Gen. Cadde Muuse oo Qiray in Afduubkii hore ee Weriyihii dalka Faransiiska la bixiyey lacag dhan illaa $100,000

cade muuse xersi

Cade Muuse

Halkaan ka akhri (more…)

Ciidamada Ugandha oo bilaabday ilaalinta Airboorka iyo Badda xeebta Muqdisho

ciidanka-nabad.jpg

 Ugandan Troops

 Halkaan ka akhri (more…)

Maleeshiyaadkii haystay Shaqaalihii Hay’adda MSF oo dalbaday Lacag dhan 250kun oo USA oo Madax furasho ah.

map.jpg

 Goobta Afduubka

Halkaan ka akh (more…)

Jenaral Gabre:- Barta Afkan Xabashiga, maxaa yeelay waa kii Mustaqbalka dalkaan.

amin164

Gumeysiga Ethiopia

 Halkaan ka akhri (more…)

Bannaanbaxyo aad u waaweeyn oo ka kala dhacay wadamada Findland & Denmark, (Daawo Sawirada iyo Video-ga).


Daawo Sawirada

Halkaan ka akhri (more…)

Ururka wadaniga dhalinyarada somaliyeed ee sudan oo ka qeyb galay shir ay isugu yimaadeen dhalinyarada wadamada carbeed.

dhallinyarad.jpg

 Shirka Dh. Carbeed

Halkaan ka akhri (more…)

Magaalada London ee Dalka Ingriiska oo laga dhigay Bannaabaxa Maalintii Madoobeed ee Umadda Soomaaliyeed.

Daawo Sawirada

 Halkaan ka akhri (more…)

Afhayeenkii Maamulka gobolka Banaadir, Maxamed Muxyadiin Cali oo maanta Muqdisho lagu khaarajiyay

afhayeenka-uganda2.jpg 

Max. Muxyadiin

Halkaan ka akhri (more…)

War Saxaafadeed Shirweynaha Jaaliyadaha Beesha Baadacadde ee Yurub.

Jaaliyadaha Baadicade

Jaaliyadaha Baadicade

Halkaan ka akhri (more…)

Wasiiradii ugu Magaca dheeraa ee Dawlada Mwai Kibaki iyo isaga laftiisa oo Af ka ciida loo daray, iyo Raila Odinga oo ku guuleystay Doorashada dalka Kenya.

Raila Odinga

Doorashada Kenya

Halkaan ka akhri (more…)

28-ka December, Maalin Murugo & Gocosho badan, Maalmuhu kala wanaagsan, Dadkuna kala Ayaan wacan, Shucuubtuna kala Aaya hagaagsan..

Aaway Somalia

Aaway Somalia

 Halkaan ka akhri (more…)

Argentina’s government expressed hope Thursday that an Argentine nurse who was kidnapped in Somalia this week will be released as early as Friday.

2 somalia aid workers kidnapped

Doctor from Spain

Halkaan ka akhri (more…)

Munaasabad lagu xusayay Sanad-guuradii 1-aad ee ka soo wareegtay marakay Ciidamada Gumaysiga Ethiopia soo galaan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Gumeysiga Ethiopia

Ciid. Gumeysiga

 Halkaan ka akhri (more…)

Ciidmada gumeysiga Ethiopia oo xeray dhammaan dhaqdhaqaaqyadii wadada isku xerta magaalada Muqdisho illaa Balcad.

Suuqa xoolaha

Suuqa Xoolaha

 Halkaan ka akhri (more…)

Sarkaal lagu magacaabo Aadan Cabdulle Weeydoow iyo nabadoon lagu magacaabo Max’ed Cadoow oo lagu dilay Siinka Dheer.

Dil Suuq bacaad

Dil Siinka Dheer

 Halkaan ka akhri (more…)

Bern. Asylsuchende und vorläufig aufgenommene Personen sind verpflichtet, die verursachten Kosten des Bundes, Z. B. Sozialhilfe-, Ausreise

asyl1.jpg

Bundesamt Migration

Halkaan ka akhri (more…)

Dowladda Itoobiya oo Baaq codsi ah u dirtay Midowga Afrika si loo soo dadajiyo ciidmada Nabad ilaaliyayaasha ah.

ethiopia.gif

Warsaxaafadeed

Halkaan ka akhri (more…)

Sister Sana New Muslim from America ex- Southern Baptist Christian.

Muslim Woman

Sis. Sana New Muslim

Halkaan ka akhri (more…)

Dowladda Eritrea oo sheegtay in diyaaradaha dagaalka ee Ethiopia ay weeraro dhanka cirka oo gaadma ah kusoo qaadeen.

Xuduuda Eth. & Eritrea

 Halkaan ka akhri (more…)

Ra´isal Wasaadii hore ee dalka Pakistan Banezir Bhutto oo ku geeriyootey qarax lagula beegsaday Rawalpindi Pakistan.

Benazir Bhuto

Halkaan ka akhri (more…)

C/llaahi Yuusuf oo Cadde Muuse ku canaantay siideyn la’aanta labada gabdhood ee u shaqeynayay MSF-Spain, kuna amray in uu afduubayaasha ka dul qaado ciidamada.

Shaqaalaha MSF

Shaqaalaha MSF

 Halkaan ka akhri (more…)

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 3,577 other followers

%d bloggers like this: