Jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Switzerland oo shalay Axadda ahayd ay isugu yimaadeen Shir Balaaran oo lagu qabtay magaalada Zürich.

Jaaliyadda Swiiska.jpg3Soomaalida ku dhaqan wadankan Switzerland ayaan intooda badan laheyn wax xuquuq kuna dayacan gudaha waddankan oo badinkooda lahayn wax u hadla, sidaasi darteed waxaa sanadahan dambe waxaa si aad ah u soo batay dhibaatooyinka haysta dadka Soomaalida.   HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Munaasabad lagu xusayey 52 Guuradii Aas-aaska ururka Midowga Afrika oo maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya.jpg16Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusay maalinta ururka Midowga Afrika oo ay kasoo wareegtay 52-sannadood, taasoo ay ka qayb-galay xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ergayga Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia. Continue reading

Wafdi uu hoggaaminayo kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC oo maanta booqasho gaaban ku yimid Muqdisho.

OICWaxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC), Danjire Hishaam Yusuf iyo Isku-duwaha Arrimaha bani’aadanimada ee OIC Dr. Rammi Mohamed. HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE. Continue reading

Wasiirada Waxbarshada iyo Taclinta Sare Soomaaliya oo ka warbxiyay is- diiwaangelinta ardayda dugsiyada sare ee ka qaybgeli lahaa imtxixaan sanad dugsiyeedka.

Wasiirka WaxbarashadaWasiirka Waxbarshada iyo Taclinta Sare ee xukumada Soomaaliya iyo Wasiiru ku-xigeenka wasaaradaasi oo siwada Warbaahinta shirjaa’id maanta ugu qabtey maqaalada Muqdisho ayaa ka warbxiyay sida ay u socota is diiwaangelinta ardayda dugsiyada sare oo ay wado wasaaradda Waxbarashada ee ku aadan ka qeybgalka imtxixaanadka sanad dugsiyeeda 2014 iyo ilaa 2015 oo sanadkaan si midaysan ay u qaadayso Wasaarada. Continue reading

Jaaliyadaha Soomaalida ee dalka Switzerland oo Xaflad soo dhaweeyn ah u sameeyeen Wafdigii ay hoggaaminaysay Wasriirka Caafimaadka Soomaaliya.

Wasiirka caafimaadka1.jpg9Waxaa Habeenkii Axada lagu qabtay magaalada Geneve ee dalka Switzerland Xaflad lagu soo dhaweynayey Wafdi ay hoggaaminaysay Wasiiradda Caafimaad Soomaaliya Marwo Xaawo Maxamed Xasan), Kulanka Xafladdan waxaa isku soo dubariday Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Kanton Genevra Mudane Xidhibaan Axmed Jaamac Marwa Farhiya Dheel waxaana ka soo qayb galay Dhammaan Jaaliyadaha ku dhaqan Dalkan, gaar ahaan Guddiyada Fulinta Jaaliyadaha Zürrich iyo Basel .HOOS KA DAAWO SAWIRRO KALE.
Continue reading

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in sannadkan uu yahay sannadkii soo kabashada Dhaqaalaha Dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh.jpg3Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in sannadkan uu yahay sannadkii soo kabashada Dhaqaalaha dalka Soomaaliya dowladduna ay ka go’an tahay kor u qaadista dhaqaalaha dalka. Continue reading

Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wadaa inay u coddeyaan muushinka ka dhanka ah golaha wakiillada Maamulka KMG ee Jubba.

Baarlamaanka Soomaaliya.jpg2Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay guda-galaan u coddeynta muushinka ka dhanka ah golaha wakiillada Maamulka KMG ee Jubba. Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.

Join 1,982 other followers

%d bloggers like this: